
.png)
Macalim Online
Baro Quraanka iyo Diinta adoo gurigaaga jooga.
Macalin Online waxaa loo sameeyey qoysaska Muslimiinta ah ee Qurbaha ku nool yar iyo weynba, si ay u helaan Macallimiin rag iyo dumar oo Soomaaali ah oo khibrad dheeraada u leh barida Quraanka Kariimka iyo culuumta Diinteena.
Macalim Online
You can learn 100% online with experienced male and female Somali teachers who are experts in Quran memorization, different recitations, Tajweed, Tarteel, and Islamic Studies. Improve your knowledge of the Quran and Islam with our trusted teachers.
Learning Quran is Now Easier than ever!
Duruusta Dugsiga
01.
HIGAAD
Higaadu waa muhiim waa albaabka koobaad ee laga galo barashada Qur'aanka Kariimka ah
Macalim online waxa aad ka baran doontaa akhriska iyo qoraalka Higaada
02.
QUR'AAN
Macalim Online waxa aad ka helaysaa jadwal wanaagsan oo aad ku barato ama ku xafido Qur'aanka Kariimka ah
03.
AXAADIIS
Si fudud ku baro Axaadiista iyo Siirada rasuulka Scw, Macalim online waxa aad ka helaysaa dhamaan kutubta Axaadiista Rasuulka Scw
04.
TAFSIIR
Waxa aan ku haynaa fasalo bilow ah oo aad ku baran karto Tafsiirka Qur'aanka kariimka ah
Sidee loo bilaabaa dugsiga
1. Qorshayn
Waxaan qiimayn ku samayn doonaa waqtigaaga iyo fursadda aad haysato, ka dib waxa aan ku samayn doonaa qorshe adiga qaas kuu ah.
2. Waqti
Waxa aanu la wadaagaynaa macalimkaaga maalmaha aad fasalka soo galayso iyo waqtigaaga
3. Duruusta
Hadda waxaad ka tirsantahay Macalim Online, duruustaaduna way ku bilaabmaysaa
IS-DIIWAAN GALI
Testimonials
Macalim Online waxa Qur'aanka iiga dhameeyay 6 caruur ah oo aan dhalay, dhamaantood waxa ay ka bilaabeen higaada dugsiga alhamdullillah waa dheef weyn oo Illahay isiiyay.
Ahmed Adam ( Holland )
